Mid Kamida Wasiirada Xukuumada Siilanyo Ugu Awooda Badan Oo Qarka U Saaran In Saacadaha Soo Socda Is Casilayo , Wasiirka Uu Yahay Iyo Sababta
July 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo-tire Oo
Ka Mida Siyaasiyinta Ugu Tunka Wayn Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ayaa Waxa Soo Baxaya Warar sheegaya Inuu Qarka U Saaran Yahay Inuu Baneeyo Jagada Wasiirnimo Kana Huleelo Xisbiga Kulmiye
Xogahan ayaa Tibaaxaya In Khilaaf Soo Kale Dhax Galay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Cabdi Ka Dib Markii Mudo Laga Joogo Bil Iyo Dheraad U Shaaciyay Wasiirka Qorshaynta Qaranku Inu U Taagan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Dabadii.