Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaciil Samater ayaa waxaa uu ka hadley Sicir Bararka Somaliland ka jira
waxaana uu sheegay in sicir bararkaasi ay sabab u tahay Baanka dhexe ee Somaliland oo aan shaqeynin oo aan madax banaaneen isla markaana aan laheyn awood uu wax kaga qabto sicir bararkaas
Sidoo kale Prof Axmed Ismaciil Samater ayaa waxaa uu si adag uga dayriyey xaalada ay ku nool yahiin dadka degan xeebaha Somaliland