Daawo Muuqalka”Wasiirka Cusub Ee Madaxweyne Siilanyo U Magacaabey Wasaaraada Xidhiidhka Golayaasha Oo Ka Hadley Xurguf Hore U Soo Kala Dhex Martay Siilanyo
July 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Xaaji Daahir oo Madaxweyne Siilanyo Shalay u magacaabey Wasiirka Cusub ee
wasaarada xidhiidhka Golayaasha Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley magacaabistaas isaga oo madaxweynahana uga mahad Celiyey
Sidoo kale Wasiirka cusub ayaa waxaa uu ka Hadley xurguf siyaasadeed oo hore u soo kala dhex martey isaga iyo madaxweyne Siilanyo wakhtigii doorashada ee 2010-kii