“Social Madiyuhu Waar Hoy Sidaa Maaha. Qarankana Sumee Maaha Kala Sooc Dadkana Maaha. Madaxdii Lasoo Doorto Eedeyn Usaar Maaha”Fanaanada Deeqa Afro”Daawo Hees Muuqaal
July 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fannaanadda Deeqa Afro ayaa ka digtay khatarta warbaahintu leehaya Islamarkaanna waxay sheegtay in la ilaaliyo anshaxa tebinta wararka iyo mucluumaadka kala duwan.
Halkan ka daawo Heesta oo magaceedda la yidhaahdo Social Media