berberatoday.com
Doorashadii Dalka Kenya Oo Ay Ka Hadhsan Tahay Muddo Laba Todobaad Ah Iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Gaashanka Ku Dhufte Doodihii Musharixiinta Kana Soo Xaadiriwaayay
July 26, 2017 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Iyada oo laba toddobaad kaliya ay ka hadhsan tahay doorashada madaxweynaha dalka Kenya,

ayaa dadweynaha waxa habeenkii isniinta daawadeen hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo kaligiis doodaya, kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu iman waayey.

Image may contain: 1 person, sitting

 

 

Kooxda madaxweyne Kenyatta ayaa sheegtay inuusan ka qeyb galin doodda, sababtuna ay tahay ayaga oo aan ku faraxsaneyn qaabka dooda loo qorsheeyey iyo xeerarkeeda.

 

Bayaan maanta kasoo baxay madaxtooyada Kenya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu shacabka si toos ah ula hadli doono, islamarkaana uu qorsheynayo inuu ka hadlo 40 radio oo ku yaalla Kenya, ka hor inta aysan doorashada dhicin.

Odinga ayaa muddo 90 daqiiqo ah ka jawaabayey su’aalo ay weydiinayeen labadii qof ee doodda dhex dhexaadinayey.

“Waxaan u ordayaa sababta oo ah waxaa iga go’an inaan beddelo dalkan. Waxaan matalaa is-beddelka” ayuu yidhi Raila Odinga.

Odinga ayaa ballan qaaday inuu wax ka qaban doono heerka qiimaha nolosha ee sare usii kacaya, islamarkaana uu la dagaalami doono musuq-maasuqa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews