berberatoday.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Si Deg Deg Ah Hargeysa Ugu Soo Laabtey Ka Dib Markii Xilkii Laga Qaadey Wasiir Cali Xaamud + Kulmo Dhex Maray…
July 26, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa

saaka Hargeysa deg deg ugu soo laabtey ka dib markii Shalay Madaxweyne Siilanyo Ka   qaadey wasiirkii gacanta midig u ahaa ee Cali Xaamud Jibriil

Image result for Saylici

Madaxweyne Ku xigeenka oo safar maalmihii ugu danbeeyey ku joogay dalka Imaraadka Carabta ayaa Hargeysa kaga soo degay saaka Hiirtii si sanqadh la,aan ah

 

Sidoo kale warar xog ogaal ah oo ay heshay shabakada llaysnews.com ayaa waxaa ay xuseen in madaxweyne ku xigeenku aaney farxad galin xil ka qaadistaas lagu sameeyey wasiir Cali Xaamud , taas oo sabab u noqotey in uu si lama filaan ah madaxweyne ku xigeenku Hargeysa ugu soo laabto soona gaabiyo safarkiisa

 

 

Dhinca kale warar hoose ayaa sheegay in kulan khaas ah ay maanta yeesheen madaxweyne ku xigeenka iyo ex Wasiir Cali Maxamuud Jibriil

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews