Daawo Muuqalka”Ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyada Kooxda Khaatumo ee Ku Sugan Deegaanka Ballicad oo La Mideeyey
July 28, 2017 - Written by Berbera Today
Balicad(Berberatoday.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland iyo ciidamada kooxda Khaatumo ee deegaanka Balli-cad ee gobolka Buuhoodle ayaa la mideeyey,waxaana Faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay wasiirka amniga Maamulka Khaatumo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan