Daawo Muuqalka”Kaniisad Cusub Oo Hargeysa Laga Furay Iyo Xukuumada Oo Ogolaatey+Saameynta Ay Bulshada Ku Keeni Doonto Oo Walaac Laga Muujiyay
July 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenay Ajaanib ah oo lagu magacaabo ah Marianne VECCHIONE ayaa
waxaa ay habeenkii xalay aheyd magaalada Hargeysa ka shaacisay in ay Somaliland u timid laba hawlood oo mutadawac nimo ah kuwaas oo kala
In ay magaalada Hargeysa ka furto Kaniisad ay ku cibaadeystaan dadka aamisan Mad-habtakootaliga , oo ay xukuumadu u ogolaatey isla markaana ay iminka ka furtay
” Asalkeygii hore waxaa aan Somaliland u yimid Hawl mutadacnimo ah taas oo ah kaniisada cusub ee Kaatoliga oo dib looga furay magaalada Hargeysa taas oo xidheyn muddo 30 sanadood ah ” ayey tidhi