Weriye Maxkamad La’aan 31 Cisho Hargeysa Ugu Xidhan Wasiirka Warfaafinta Somaliland
July 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye Siciid Ismaaciil Ducaale oo ka tirsan Hawl-wadeenada Telefishanka Qaranka Somaliland, ayaa la sheegay inuu muddo 31 maalmood ah amar uu bixiyey Wasiirka Warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) ugu xidhan yahay Xarunta Ciidanka Dembi-baadhista C.I.D-da ee magaalada Hargeysa.