berberatoday.com
“Doorashooyinka Soo Socda Isha Ayaanu Ku Heynaa..”Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Fariin Adag U Diray Musharaxiinta”Daawo Muuqal
July 30, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in doorashooyinka

soo socda ee Somaliland ka dhici doona dhawaan ay maxkamada sare isha ku hayso

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa musharaxiiinta saddex xisbi ee Waddani , Kulmiye iyo UCID ugu baaqay in sharciga ay ilaaliyaan

 

Dhinca kale gudoomiyaha ayaa carabka ku dhuftey in qaran nimada Somaliland ay ka weyn tahay saddexda musharax ee tartamaya

 

 

” Qaran nimada Somaliland ayaa ku gudo balaadhan saddex musharax iyo doorasho mar dhaceysa dadkani dagaalo iyo dhibaato badan ayey galeen oo nabadaas ayey ku caano maleen ” ayuu yidhi gudoomiyuhu

Gudoomiyaha ayaa sidaasi ku sheegay wareysi uu siiyey telefishanka Universal barnaamijkiisa ka baxa ee Milicsiga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/F7qLzee7MYM?t=72

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews