berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Guddoomiye Cirro Oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Cuqaasha Iyo Odeyada Ka Soo Jeeda Beelaha Ciise Muuse Galbeed
July 31, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI

Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa maanta hotel Maamuus ee magaalada Hargeysa, waxa uu kulan ballaadhan oo qado sharaf ah uu ugu sameeyey Cuqaasha, odeyada, iyo wax-garadka ka soo jeeda beelaha Ciise Muuse Galbeed ee Aadan iyo Abokor ba oo aanay cidna u kala hadhin dhammaan Madax-dhaqameedkoodii oo idil.

 

Kulankan, ayaa guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI, Cuqaal iyo Madax-dhaqameed kale oo aad u tira badan, ayaa ay labada dhinac ba iska xaal waraysteen xaaladda guud ee dalka iyada oo ay si weyn isu la falan-qeeyeen sama-tabaxinta dalka iyo siddii loo badbaadin lahaa oo ay isla qireen in Xisbiga WADDANI yahay xisbiga ugu habboon ee maanta lagu aamini karo talada dalka sida oo kale na horumar iyo ictiraaf ba gaadhsiin kara qaranka Somaliland.

Image may contain: 18 people, people smiling, wedding and outdoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table, indoor and foodImage may contain: 2 people, people sitting, people eating, table and foodImage may contain: 1 person, sitting, eating and tableImage may contain: 2 people, people smiling, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, people eating, table and foodImage may contain: 6 people, people smiling, people sitting and childImage may contain: 2 people, people sitting and tableImage may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, food and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: one or more people, people standing, people walking, crowd, sky and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, people standing, beard and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 17 people, people smiling, people standing and people sittingImage may contain: 16 people, people smiling, people standingImage may contain: 18 people, people smiling, wedding and outdoorImage may contain: 10 people, people standing, wedding and crowdImage may contain: 15 people, crowdImage may contain: 16 people, people smilingImage may contain: 13 peopleImage may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 15 people, people standing, shoes and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 12 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, beard and outdoorImage may contain: 6 people, people standing and outdoorImage may contain: 18 people, people smiling, wedding and outdoor

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/D1-YwlBB1Hk

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews