Daawo Muuqalka”Masuulyiin Sare Oo Xisbiga Waddani Katirsanaa Oo Iska Casilay Xilalkii Ay Xisbigaas Ka Hayeen
July 31, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenkii qaarada Yurub ee xisbiga Waddani Md Khaalid Xassan Xaaji Daahir iyo Marwo Caasha Xussen Mareykan ayaa waxaa ay maanta shaaciyeen in ay iska casileen xisbiga Waddani
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan