berberatoday.com
Xawayaankii Ku Noola Beeraha Dalxiiska Ee Dalka Suuriya Oo Mangaliyo Laga Siiyey Dalka Turkiga , Lana Daad Gureeyey + Sawiro / Muuqaal
August 2, 2017 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Xayawaankii ku noolaa xerooyinka lagu xannaaneeyo ee dalka Suuriya ayaa

 loo soo daad gureeyay dalka Turkiga halkaasi oo ay qaxooti ahaan ugu noolaan doonaan.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

 

 

Xayawaankaan oo lagu dayacay magaalada Alepo ee dagaalada ba’an ka dhaceen ayaa soo wajahday darxumo iyo inay u la’daan baahi iyo halis kaga timid dagaalada ka socda magaaladaasi.

Ururka xuquuqda xayawaanka u doodo ee dalkaasi Siiriya oo kaashanaya dhigooda Turkiga ayaa magaalada Alepo ka daad gureeyay dhowr nooc kala duwan xayawaano ku jiray beer lagu xanaaneeyo, halkaasoo ay ku noolaan doonaan inta xaalada dalkaasi iska badaleyso, waxaana loo fidiyay daryeel caafimaad iyo mid xannaano.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews