berberatoday.com
Shabakada Wararaka Berberatoday.com Waxay Raali Galin Ka Bixinaysaa Sawirka Marxuum Isdeldelay Oo Ay Warbixin U Adeegsatay
August 3, 2017 - Written by Berbera Today

Bahda Shabakada Wararaka Berberatoday.com

Waxa Aanu Raali Galin Udiraynaa Guud Ahaan Ehelada Iyo Asxaabta Marxuum Maxamed Ibraahim Daa,uud oo ah Wiilkii Habeen Hore Berbera isku Deldelay Waxan ka Raali Galinayaa Sawirka Marxuumka ee Isaga oo deldelan aan u adeegsanay Warbixinta aanu Ka Qoray Marxuumkaas Alle Ha Unaxariiste Waananu Kasaaray Guud ahaan Googleka sawirkaaa Raali Galin Buuxda ayaanu ka bixinaynaa Sawirkaas aanu Warbixinta U adeegsanay ee Argagax Bulshada Galiyay Waana Khalad Dhacay Dibna Waanu Ka saxnay 
Tacsi ayaanu udiraynaa ehelada iyo Qoyska uu Marxuum Maxamed Ibraahim Daa,uud Ka Geeriyooday ilaahay Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Marxuumka Ha ugu deeqo janooyinkiisa Naciimka ah

Ehelada Marxuumka Iyo Asxaabtiisii ayaa Cabasho noogu soo gudbiyay Sawirkaas aanu u adeegsanay warbixin aanu dhacadada Marxuumkaas ka qornay sidaa darteed waxa aanu garanay Ka Maamul Shabakad ahaan in aanu raali galin buuxda ka Bixino

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews