Aragtidii Uu Madaxweyne Siilaanyo 2008 Ka Aaminsanaa Magacaabista Degmooyinka Xilliga Doorashada
August 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu shalay magacaabay laba degmo oo cusub oo kala ah Masalaha Gorad oo ah degmo ka tirsanaan doonta gobalka Togdheer iyo Cali aXaydh oo ah degmo ka tirsanaan doonta Gobalka Awdal.
