berberatoday.com
Laascaanood Iyo Ceerigaabo Oo Munaasibado Lagu Daah-furayo Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka Lagu Qabtay Iyo Kaadh Qadashada Oo Sabtida ka Bilaamaysa
August 11, 2017 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Magaalooyinka Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ku qabtay Xaflado lagu Daah-furayo Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta oo Sabtida ka bilaabmaysa Gobollada Sool iyo Sanaag, haddii Alle yidhaahdo.

099A5717

Xafladaha lagu Daah-furayey Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta ee Doorashooyinka soo socda, ayaa waxa ka qayb-galay Musharraxiinta Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI iyo weliba Wasiirro ka socday Xukuumadda, waxayna ka jeediyeen hadallo ay ku faahfaahinayeen Ahmiyadda ay Muwaadiniinta u leedahay Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta.

Munaasibadda lagu qabtay Magaalada Ceerigaabo, ayaa waxa ka hadlay Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka iyo Masuuliyiin kale

Sidoo kale, Xafladda lagu qabtay Magaalada Laascaanood waxa Khudbado dhaadheer ka soo jeediyey Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada WADDANI, UCID iyo KULMIYE.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews