berberatoday.com
Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hor Istaagay Baashe Maxamed Faarax Inuu Khudbad Ka Jeediyo Daah-furka Qaadashada Kaadhka Codbixinta
August 12, 2017 - Written by Berbera Today

Lascanod(Berberatoday.com)-Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax oo ah guddoomiyaha golaha wakiillada ee xilkiisa lagu muransan yahay ayaan khudbad ka jeedin magaalada Laascaanood oo lagu daahfurayay qaybinta kaadhka codbixinta.

Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa la sheegay inay Baashe Maxamed Faarax ay ka hor istaageen inuu khudbad ka jeediyo madashii daah-furka qaadashada kaadhka codbixinta, waxaanay ku sababayeen in maadaama lagu mursan yahay aanay xilkiisa ugu yeedhi karin maadaama ay xisbiyada dhex u yihiin.

baashe maxamed faarax

Baashe Maxammed Faarax oo gobolkiisii la joogay lana filayay inuu noqdo shakhsiyaadka ugu muhiimsan ee cod baahiyaha lagu soo dhiibo ayaa sidaas kaga hulleeley isagoon wax hadal ah ka dhiiban madasha, waxaanau wararku sheegayaa inuu arrinkas Baashe aad uga cadhooday hase yeeshee komishanka ayaan dheg jalaq u siin.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle iyo Baashe Maxamed Faarax oo ku tartamay hogaaminta gollaha wakiillada ayaan illaa hadda la kala saarin maadaama ay soo baxeen cadaymo muujinaya in la musuqmaasuqay tirinta codadka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews