berberatoday.com
Baadigoobka Loogu Jiro In Daawo Loo Helo Cudurka Aidska Oo Rajo Cusub Yeelatay
August 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawooyinka cusub ee difaaca jirka ka caawin kara in ay ka hor tagaan kansarka ayaa waxay noqdeen kuwa aad loogu farxay raja wayna abuuray.

Seynisyahano kullanka laba maalmood ah ku yeelanaya magaalada Paris ayaa rajeynaya in daawooyinkan loo adeegsan doono wax looga qabto viruska HIV ee keena cudurka Aids.

Viraska HIV ayaa ku noolaada unugyadda jirka oo uu isku qariyo, si aanan loo soo saarin.

Waxa la aaminsanyahay in sida ay isu shabahayaan, unugyadda keena kansarka iyo viruska dhaliya Aidska ay gacan ka gaysan karto in markaas wax laga qabto HIV-ga.

Seynisyahada ayaa aaminsan in tani tahay horumar wanaagsan inkastoo haddana ay bilow tahay.

Hasa yeeshee Dr Anthony Fauci oo ka tirsan xarun caafimaad oo ku taala dalka Maraykanka ayaa ka digay in daawooyiinka shaqeeya marka ay timaado cudurka Kansarka aysan shaqaynayn marka ay noqoto in lagu daawayo cudurka kansarka.

Cudurka HIV ayaa baab’iya difaaca jirka taasi oo keenta cudurka Aidska.

Ilaa iyo imika suuragal ma aha in la daaweeyo cudurka Aidska, balse dadka qaba cudurka Aidska ayaa waxa ay qaataan daawooyiin ka Kaaba dhanka noolasha 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews