Madaxweyne Siilaanyo Oo Toddobaadkan Safar Caafimaad Ugu Noqonaya Dalka Imaaraadka
August 15, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa muddo bil iyo ayaamo ah ka dib la filayaa inuu toddobaadkan dib ugu laabto dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay warar xogogaala oo uu helay.
