berberatoday.com
Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro…….W/Q Cabdiqani Xaashi Guuleed
August 16, 2017 - Written by Berbera Today

Talo ku socota madaxda berbera iyo shicibka reer berbera odey iyo dhalinyaro…….

Illaahay ayaa mahadleh mahada labaadna waxa leh dadka reer berbera ee xadaarada iyo ilbaxnimadu ka muuqato .
Mawduucaygan waxaan ku soo qaadanayaa arin ku saabsan dadkii reer berbera ee xadaarada iyo ilbaxnimada lehaa ee ahaa hindida,carabta,iyo dadkii kale ee deganaa magalada hadana degan ee horemarka iyo ganacsiga ku soo kordhiyey ee masuulkana ka ahaa in magalada berbera wakhtiyadii hore ay ahaato meel lagu soo hirto oo layskaga yimaado gacanka carbeed iyo gobolada kale soo somaliland ah ba ,hadaba waxan leeyahay qoomiyadahaa ku nool magalada berbera ee sharafta leh waa inay waxka helaan saamiyada shaqada ah ee aynu inagu isku koobnay ,waana in lasiiya isudewayaal iyo agaasime dawlada hoose ah iyo arimaha sare ee maamul ee ka jira magalada waxay doonaanba ha ahaadeene,maadama ay yihiin muwaadiniin inala xuquuqa oo sida aynu u bixino cashuurta u bixiya ,aabayaashood iyo awooweyaashoodna ay ku dhasheen oo ay inaga inaga mudan yihiin berberanimada waana waxa ka dhiman berbera haddii aynu fulinana aynu horemarkii iyo ilbaxnimadii iyo berberaaawinadii ay soo noqon doonto,maadama barigii hore inanka hargaysa ama burco u xagaabaxa uu odhan jiray waxan ahay reer berbera heebtisuna ay ahayd berberawi,iyadoo hada aad moodid in ay faraha ka sii baxayso berberawinamadii oo ay saamaysay waxyaabo kale oo ah qabyaalad iyo xaasidnimo oo ay la soo galeen kuwa shalay berbera yimi oo sanad joogay oo kagana ayaan roonaaday kuwii joogay soona eegtay laydhka laanbada,hadaba waxan ku soo gunaanadayaa waa in ay ka muuqdaan mansabyada sare ee magalada iyo shaqooyinka hoose si ay ula xuquuq noqdaan kuwa caaqilku wado ee aynu ka midnahay ,si kastaba ha ahaate waa inaynu is aqoon sanaa inagu hadaynu nahay berberawi taasana ku gaadhi karnaa horemar laguna yarayn karkaa waxyaabaha kale ee hada jira ,intaa ka dib cidkasta oo qoralkayga akhrisa waa inay ka qaybqaatan arinkaa isku soo dhaweenta ah ,waxan ka raali galinayaa cidkasta oo qoralkayga khalad u qaadata siiba qoomiyadahaa aan sheegay mahadsanidiin berberaawiiyta meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan

Guul iyo gobonimo berbera insha allah

Image may contain: ocean, sky, outdoor and nature
W/Q Cabdiqani Xaashi Guuleed
Berbera/Somaliland
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews