berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Dalka Ka Dhoofay Kuna Siijeeda Dalka Isutaga Imiraatka Carabta+Daawo Sawirada
August 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa

 

Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta

Safarka Madaxweynaha oo aan la shaacin sababtiisa ayaa la sheegayaa ama uu umuuqdaa inuu yahay safar Caafimaad oo caafimaadka Madaxweynaha la soo qiimaynayo iyada oo warar hoosena sheegayaan in dhawaan qaliin Madaxweynaha lagu samayn doono iyada oo qaliinkaas oo ku gali doono dalka germany marka ay Doorashadu dalka ka qabsoonto ee Madaxweyne cusub la doorto xilkana uu wareejiyo Madaxweyne Axmed Siilanyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor

 

Image may contain: car, sky and outdoor

Image may contain: 5 people, suit and indoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting and suit

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: one or more people

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and suit

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews