Daawo Muuqalka”Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyay Liiska Magacyada Tartamayaasha Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland
August 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa shaaciyay maanta magacyada xildhibaanada u tartamaya jagada gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka