Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Qodobo Qof Waliba Jecelyahay In La Weydiiyo Masuulka Oo La Weydiiyay Kana Jawaabay
August 20, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo magaalada Hargeysa lagula yeeshay hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,waxaana uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid yihiin in khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo gudoomiye Cirro,muranka iyo khilaafka ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo qodobo kale oo xasaasi ah.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka