Daawo Is Afgarada Laga Gaadhay Dugsiyo Waxbarasho Oo Shalay Dawladdu Xidhay Iyo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ka Noqotay Go’aan Ay Kasoo Saartay Dugsiyadaas
August 22, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo Is Afgarada Laga Gaadhay Dugsiyo Waxbarasho Oo Shalay Dawladdu Xidhay Iyo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ka Noqotay Go’aan Ay Kasoo Saartay Dugsiyadaas
Hargeysa(Berberatoday.com)ogosto.21,2017-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka noqotay go’aan xayiraad ah oo ay shalay kasoo saartay 7 dugsi waxbarasho oo ku yaala magaalada Hargeysa,waxaana is afgarad buuxa laga gaadhayo qodobadii la isku maandhaafsanaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka