Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xisbiga Waddani Wato Iyo Xildhibaan Axmed-Yasin Oo Kulmiye Taageerayo Oo Si Weyn Ugu Hirdamaya Booska Gudoomiye Xigeenka 1-Aad Ee Wakiiladda
August 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Loolan adag ayaa laga dareemayaa musharaxiinta ku hirdaamaya Mansabka Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada, waxaana loollankaasi udhexeeyaa xildhibaanada ku kala abtirsada Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, 11 xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada golahaas ayaa usharaxaan kursiga Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad ee Gollahaas.
