Gudoomiye Kuxigeenkii Koowaad Ee Golaha Wakiilada Oo Loo Doortay Xubin Katirsan Xisbiga Kulmiye Iyo Shirgudoonkii Golaha Wakiilada Oo Hal Xisbi Kasoo Wada Jeeda
August 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku doorteen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada .
Kursigan oo ay ku tartamayeen Saddex xildhibaan oo laba ka mid ahi ka soo jeedaan gobalka Awdal midna ka soo jeedo gobalka Salal waxaana ay hayeen Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle , Xildhbaan Hassan Hufane iyo Xildhibaan Casood