berberatoday.com
Dhacdooyin Isku Sidkan Kala Se Sumad Ah”W/Q Cabdiqaadir Fartaag
August 28, 2017 - Written by Berbera Today

Waa laba dhacdo oo ka kala dhacay . laba xili xukuumadeed oo kala duwan iyo laba wasiir iyo laba garoon diyaaradeed oo ku kala yaal laba magaalo oo Somaliland ah 
Taariikhda ,kaydinteeda iyo ka fal celin teeduba waa Xaalad aynu kaga hoosayno umadaha kale , weelkaynu ku kaydsanaana wuu ka qaad yar yahay ka ay umadaha kale ku kaydsadaan Taarikhda iyo dhacdooyinka mudan in aan la hilmaamin.

Wuxuu ahaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowladii M/wayne Riyaale Kaahin,
Wuxuu ahaa wasiirada ugu awooda badan xiligaas, ee aan dabadii la hadal , waxa Eeriboodhka (airport) Berbera ka dhoofaya Afar caruur ah oo uu dhalay Wasiir Ismaiil yare , markii ay qaybta bixista marayeen (Departure Section ) ayaa waxa la ogaaday in Baasaabooradii caruurta lagaga yimid Boorso hargaysa lagu soo ilaaway .

Ismaiil wuxuu amar ku bixiyey in diyaaradu sugto inta basaaboorada laga soo qaadayo hargaysa, waliba wasiir ismaiil wuxuu diray gaadhi uu watay oo intuu Berbera ka baxay hargaysa aaday si uu usoo qaado basaaboorada, halkii ay ahayd in gaadhi hargaysa jooga lagu amro inuu soo qaado oo ay noqoto 2 saacadood oo kaliye , taas badalkeeda Waxa dhacday in diyaaradii garoonka ugu xanibnayd caruurta ismaail yare mudo ka badan afar saacadood,

Waxa xiligaas rakaabka ka mid ahaa alle ha u naxariistee ganacsade Xaaji Cabdi Cawad oo xanuunsanayey oo loo waday Cusbital dibadeed ,
Xiligaas garoonku muu lahayn qaboojiye, xaaji Cabdi gaadhigiisa ayaa dib loo saaray si uu ugu baxo qaboojiyaha gaadhigu, waayo muu xamilayn kulaylka xagaaga ee Daran ee ka dhaca xeebta Berbera.
Wuxuu ku jawaabay mar Arinkaas wax laga waydiiyey Ismaail Yare Miyaydaan ogayn in aan ahay wasiirka Arimaha gudaha oo tafsiirkeeda lahayd.

Guntii iyo Gabogabodii 
Wasiir Cali Mareexaan isagoo la damqaday Muwaadinad reer Somaliland ah ayuu ka degay diyaarad uu ku safri lahaa ismaailna Caruurtiisa ayuu umad dhan u cadilay.
Hadaba saaxibayaal Labadaas laacib waxay u kala ciyaaraan labadeena xisbi qaran ee Kulmiye iyo Wadani , waliba waa line up ama kooxda safan , bal waxaynu sugnaaba waa sida ay wax noqon iyo Midba Wuxuu soo koordhin

 

Image may contain: 1 person
Image may contain: 1 person

Qalinkii :
Cabdi qadir Cabdiqaadir Fartaag

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews