Somaliland: Maayer Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golihiisa Deegaanka Oo Xaflad Isku Faro Saaray Muran Ka Dhashay Gunno Darteed
August 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Gebiley Maxamed-amiin Cumar Cabdi iyo xildhibaan Maxamed Amiin Cali oo Golaha Deegaanka ee degmadaas ka mid ah ayaa isku faro saaray goob munaasabad ah oo ay isugu yimaadeen.
