Daawo Muuqalka”Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Rag Looga Shakiyey In Ay Ka Mid Yahiin Ururada Argagixisada Oo Hargeysa Lagu Qabtay
September 1, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay sheegen in hawlo galo adag oo
dhawaan ciidamadaasi qaadeen in ay ku soo qab qabteen rag nabad galyada dalka Khatar weyn ku ah isla markaana loo shakisan yahay in ay ka mid yahiin ururada Argagixisada .=
Ragan ayaa la sheegay in maalmihii ugu danbeeyey lagu qabtey badankooda magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LS64wj0zox8