Siyaasiga Cabdilaahi Cirro Oo Ka Hadlay Siyaasiin Reer Somaliya Ah Oo Somaliland Yimid
September 1, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Ciro wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland isla
markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu mar kale ka Hadley siyaasiyin reer Somaliya ah oo Somaliland yimid
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan