In kabadan 3.1 milyan oo Qof oo Soomaali ah ayaa Wajahaya Dhibaatooyin iyo Xaalladdo Deg-deg ah” FAO “
September 2, 2017 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Qiyaastii 3.1 milyan oo qof, oo u dhigma 25 boqolkiiba bulshada Soomaaliyeed ayaa la saadaalinayaa in ay wajihi doonto xaalladdo bani’aadanimo oo deg-deg ah.
Abaarta ayaa waxaa ay qasabtay in kala bar dadka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo ka barakacsan abaaraha, iyo kuwo kale oo ay cadurro ay soo wajaheen.
