Fanaanka Maxamed Cali Burco Oo Muuqaal Cusub Ku Soo Saaray Heesta DHAKHTAR BAA ISKU KEEN QORAY
September 3, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu Halkan Idinku soo gudbin doonaa Fanaanka weyn ee Maxamed Cali Burco oo heesta qaraamiga ah ee Dhakhtar Baa Isku Keen Qoray ku soo saaray Muuqaal Cusub
https://youtu.be/BsnSlaWiUXc
Berberatoday.com