berberatoday.com
Rag Hubeysan Oo Afar Ruux Ku Dilay Deegaan Katirsan Gobolka Sool
September 3, 2017 - Written by Berbera Today

Laascanod(Berberatoday.com)-Barkac xoogan ayaa ka bilaaay deegaanka Cagaare oo dhaca Koonfurta degmada Laascaanood kaddib markii dabley halkaa ay ku dileen Afar ruux sida uu sheegay Maxamuud Warsame Cali oo ku  sugan  Karin-dabayl-weyn.

Goob joogahan ayaa sheegay in dabley hubeysn ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob maqaaxi ah waxaana la sheegay in Afar ka mid ah dadkaasi dhinteen.

Laascaanood

Ragan  dhintay ayaa ka soo jeeda degmad Burtinle ee  gobolka Nugaal, iyadoo ay jirtey colaad mudo dheer degaankaas ka taagnayd oo dhawaan la nabadeeda la xidhay xeer adagna loo dhaabay kaas oo u muuqda in uu jabay.

Cali Maxamuud oo ka mida gaadiidleyda ayaa waxa  uu sheegay in ay dad badan ka qaxayaan degaankoodii, halka qaar kalena ay ku  jaahwareersan yihiin wixii ay ka yeeli lahaayeen.

Degaankan ayaa ku  jira fiiqa dheer ee  Itoobiya waana dhul daaqsimeed colaado dhawrjeer soo laalaabtayna ay ka dhaceen.

Isu ciidansi xoogleh ayaa taagan walow ciidamo Itoobiyaan ah la sheegay in ay yimaadeen, waxaana la eegi doonaa sida xaalku noqdo iyadoo colaad u joog  ay noqotay koonfurta degmada Laascaanood.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews