War Deg Deg Ah”Xoghayihii Dalxiiska Xisbiga Waddani Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)Oo Hada Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbigaas
September 3, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Xoghayihii Dalxiiska Xisbiga Waddani Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray) ayaa Qoraal uu Hada soo dhigay Bartiisa Facebooka shaaciyay inuu Xilkii iyo Xubinimadii uu Xisbigaas Iskacasilay isaga oo masuulkani sheegay inuu shirjaraaid oo uu saacadaha soo socda qaban doono ku faahfaahin doono sababta keentay inuu Xisbigaas iska huleelo xiligan xaaladaha siyaasadeed ee xasaasiga ahi taagan yihiin.