berberatoday.com
Booliska Dalka Argentine Oo Toogtay Shimbir Daroogo U Waday Xabsi Ku Yaal Dalkaas+Daawo Sawiro
September 5, 2017 - Written by Berbera Today

Argentine(Berberatoday.com)-Booliska dalka Argentine ayaa toogtay Shimbir loo adeegsanayay gudbinta daroogo, xabsi ku yaal magaalada Santa Rosa ee Gobolka La Pampa.

Image may contain: bird

Shimbirtan ayaa maro caloosha looga soo xidhay loo adeegsanayay inay daroogo gudbiso, waxaana markiiba ka shakiyay Ciidamada ilaaliya Xabsiga lagu magacaabo Colonia.

 

Saraakiisha Xabsiga ayaa sheegay in shimbirka ay dhowr maalin ay soo dul istaagtay darbiga xabsiga dhexe, ayna ka shakiyeen inay fariin gudbineysay.

 

 

Markii toogasho lagu soo riday shimbirkan ayaa waxaa qeybta hoose ee caloosha lagu arkay maro lagu dul-dajiyay, oo la soo geliyay daroogo lagu qiyaasay 7.5 grams, oo ay wehliyeen 44 kaniini.

Image may contain: one or more people

Sanadkii 2013 Booliska ayaa bur buriyay shabakado xabsiga u kala gudbin jiray darooyinka iyo maandooriyaal, waxaana gacanta lagu soo dhigay 15 shimbiro oo loo adeegsanayay gudbinta daroogada.

Dalalka Latin America ayaa inta badan caadi ka ah in shimbiraha loo adeegsado kala gudbinta kontorbaanka iyo waxyaabaha maanka-dooriya, iyadoo tani ay tahay xirfado cajiib ah oo ay adeegsanadaan kooxaha daroogada ka ganacsiga.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews