berberatoday.com
Ciidamada Booliska Oo Shalay Gacanta Ku Dhigay Wiil 12 Jir Ah Iyo Haweenay Lagu Tuhunsanyahay Inay Xaday Iyo Goobta Lagu Qabtay
September 6, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay wiil 12 jir ah oo bishii august horaanteedii ay qoyskoodu waayeen.

Image may contain: 1 person, closeup

Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Axmed Cabdi, ayay qoyskoodu hore u baafiyeen, ka dib markii ay waayeen. Hase yeeshee ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa shalay wiilkaas gacanta ku soo dhigay iyadoo ay gacanta ku haysay gabadh la sheegay inay doonaysay inay shalay baabuur ka saarto istaanka baabuurta ee Wajaale ee magaalada Hargeysa.

Qoyska uu wiilku ka dhashay ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay inay shalay soo arkeen wiilkooda oo ku jira gacanta Booliska caasimadda Hargeysa, iyagoo uga mahadceliyay ciidamada Booliska soo qabashada wiilkooda iyo gabadhii wadatayba, waxaanay sheegeen inay in badan raadinayeen wiilkooda Cabdirisaaq Axmed Cabdi.

 

Qoyska wiilka ayaa hore Wargeyska Geeska Afrika ugu baahiyay wiilkooda si ciddii aragta ama war ka heshaa ay ula soo xidhiidho hay’adaha ammaanka iyo qoyskaba.

 

 

Source:- Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews