Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Lagu Wareystay Maareeye Ku-Xigeenka Waaxda Faraca Bada Ee Dekedda Berbera Oo Xaqiijiyay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Qaabkii Dekeda Berbera Ushaqayn Jirtay Iyo Maamul Xumo Uu Ku Eedeeyay Shirkada Maamulka Dekeda Gacanta Loo Galiyay Ee DP World
September 6, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeye ku xigeenka Waaxda Faraca Bada ee dekada Berbera Cabdi Cabdilaahi Xassan Mataan ayaa waxaa uu xaqiijiyey in uu dib u dhac ku yimid qalabkii ay shirkada Dp World ku balan qaadey in ay keenayso Dekada Berbera isla markaana taasi ay sabab u noqotey in shaqadii dekadu Gaabis noqoto