Badhasaabka Gobalka Hawd Oo Sheegay In Wakiilka Somaliland Ee Djibouti Uu La Baxsaday Baabuur Ay Wasaaradda Daakhiligu Isaga Siisay
September 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobalka Hawd Ibraahim Xaaji Cali Xasan, ayaa wakiilka Somaliland ee dalka Djibouti Mr. Cabdifataax Siciid Axmed, ku eedeeyay inuu dalka Djibouti ula baxsaday baabuur ay wasaaradda daakhiligu amartay inuu ku wareejiyo badhasaabka.
