Itoobiya Oo Ka Hadashay Cadaysay Doorka Ay Somaliay Ku Lahayd Dhiibidda Mr. Qalbi-Dhagax
September 9, 2017 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa markii u horaysay ka hadashay doorka ay dawladda Somaliya ku lahayd dhiibista Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka tirsanaa jabhadda ONLF.
