Daawo Muuqalka”Duufaanta Irma Oo Iminka Garaacaysa Gobalka Florida Ee Dalka Mareykanka
September 10, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Duufaanta Irma ayaa billowday in ay garaacdo xeebaha gobolka Florida ee dalkan Mareykanka,
taasoo durbaba dhalisay in 75 kun oo ruux ay iska diiwaan geliyaan xarumaha dag daga ah ee ay dowladu diyaarisay.
Dabeylo iyo roobab xoog leh oo qeyb ka ah masiibada duufantan Irma ayaa lagu wadaa in ay fatahaado iyo bur bur ka geystaan waqooyiga Floria saacadaha hore ee Axada maanta ah, ka hor inta aysan usii gudbin xeebaha galbeed ee isla gobolkaan.
