berberatoday.com
“Xaashe Berberi May Ahayn Meel La Dhaafsado 15 Milyan Oo Xaqul Qalin Ah Oo Madaxdeenu Ku Tagto Hutelada Raaxad Ee Dubai Kuyaala” W/Q Cabdikariin Axmed Mooge
September 11, 2017 - Written by Berbera Today

Berberi waxay ku talaa meel jugraafi ahaan istaraaji u ah aduunka, Gumeystihii Ingiriiskuna waxa uu aqoonsaday muhiimada ay Berberi leedahay 1881! Xaashe Berberi may ahayn meel la dhaafsado 15 milyan oo xaqul qalin ah iyo booqashooyinka raaxada ee Dubai madaxdeenu ku tagto!!

Inkastoon ahaa dadkii aad uga qaliyay ugana digay in aan heshiiskan Dubai World dhali doonin miro la mahadiyo. Cawana waxaan ka xumahay in aanay Somaliland awood dhaqaale iyo mid sharcitoona u lahayn in ay heshiiskan ka baxdo. haday cidi xidhay dekeda Berbera, waa kuwii soo saxeexay heshiiskan iyaga oo aan ilaalinayn danaha ummadan ee dantii dhaafsadey xoogaga yar ee lagu yeedhay xaqul qalinka!!

Wuxuu yidhi Abwaan Cabdullahi Suldaan “Timacadde” anuun baa wareersane khalgigan wax uma muuqdaane, Dad wanaagi laga maydhay baan waani leeyahaye!!!!!!!!!!!!!!

 

 

 

W/Q Cabdikariin Axmed Mooge

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews