berberatoday.com
War Deg-Deg Ah Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka Iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xaqiijiyey In La Sumeeyey Jaadkii Ka Iman Jirey Haawaday Iyo Dad Badan Oo Cisbataalka Jigjiga Uyaala Sunta Oo Soo Riday
September 14, 2017 - Written by Berbera Today

Jig-jiga(Berberatoday.com)-Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Axmed Maxamed Koore ayaa Xaqiijiyey in la sumeeyey Qaadka Haawadeega kaasi oo ka yimaada Deegaanka Oromada.

wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Axmed Maxamed Koore waxaa Uu Bulshada isticmaasha Cunista Qaadka Uga Digay inay Cunaan Qaadkaasi Sumaysan,waxaanu sheegay inay Cispitaalka u yaalan in ka badan 23 Qof oo ku sumoobay Qaadka loo yaqaan Awadee.isla markaasina ay Bahda Caafimaadku Xaqiijiyeen in laga Helay Sunta lagula Dagaalamo Taranka.

Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI Axmed Maxamed Koore oo Arintaasi ka Hadlaya waxaa uu Hadalkiisa ku Bilaabay Sidan”
Waxaa lay Xaqiijiyey In la sumeeyay jaadka Looyaqaano AWADE. Oo ilaa Imika Ay Dhakhtarada U Yaalaan Dad Badan Inta La Ogyahay Dadka Sumoobay Waa 23 ruux oo ilaa shalay uun xanuunsaday kadib markay qayileen oo ay ku Sumoobeen jaadka AWADEGA Oo dhakhaatiirtii Baadhay xaqiijiyeen Inay Tahay Sunta Lagula Dagaalamo Taranka.

wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI Axmed Maxamed Koore Waxaa Uu intaasi ku darey “:-Waxaa jira Sidoo Kalana Dadka Ay Qaar Suntu Googooysay Beerka Oo Dhiig Hunqaacay”Hadaba waxaa lagu wargalinayaa dhamaan bulshada isticmaasha qaadka inay iska ilaaliyaan Cinista Iyo Jaadka AWADEGA Cidkasta Oo Caafimaadkeeda. Ilaalinaysa.Ayuu yidhi Axmed Maxamed Koore

Geesta kale wasiirku waxaa Uu Dhambaal Tacsi Ah u direy dhamaan ehelkii iyo qoysaskii ay baxeen Dadkii Shacabka ahaa ee lagu Xasuuqay Deegaanka Haawaday.

 

Image may contain: one or more people and plant
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
Jig-jiga Ethiopia

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews