berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaalkii Todobaad, Dul Marisayna Dalka Japan Iyo Masaafada Uu Gaadhi Karo
September 15, 2017 - Written by Berbera Today

Pyongyang(Berberatoday.com)-Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa aroornimadii hore ee Jimcaha maanta

 ah tijaabisay gantaal kale oo ay dul marsiisay hawada Japan, maalmo yar kadib marki ay Qaramada Midoobay saartay cunaqabateyn dhaqaale.

Xoghayaha Golaha Wasiirada Japan Yoshihide Suga, ayaa sheegay in gantaalka oo laga soo tuuray degmada Sunan ee caasimadda Pyongyang uu dul maray jaziiradda Hokkaido ee waqooyiga Japan.

Image result for Gantaal

 

 

Mr. Suga ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali karin daandaansiga soo noqnoqday ee kaga imanaya Kuuriyada Waqooyi, isla markaana ay aad uga careysanyihiin arrintani.

Sida uu sheegay TV-ga Qaranka Japan ee NHK, digiin ku aadan gantaalka ay ridday Kuuriyada Waqooyi ayaa la siiyay shacabka ku nool magaalada Kamaishi, saakay saacadda Japan marki ay aheyd 7:00 AM aroornimo.

Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa sheegay in gantaalkani uu gaarayo 3,700 oo km taasoo micnaheedu yahay inuu duqeyn karo jasiiradda Guam ee dhacda galbeedka Baasifiga ee uu maamulo Mareykanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews