Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Ka Hadley Maamulkii Hawda Dalkii La Isku Odhan Jiray Somaliya Oo Moqdisho Lagu Wareejiyey
September 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya oo ay qeyb ka tahay Somaliland oo la sheegay in Haaya’ada ICOA ay si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Xamar
Xoghayaha duulista ee xisbiga Waddani Nuradiin Diini waxaa uu arintaasi ku tilmaamay fashil ku yimid wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya