” Ninkii Hooyo Dhashay Xafiiskeyga Ha Iigu Yimaado ..” Gudoomiyaha Gobalka Awdal Ee Xisbiga Waddani Oo Hanjabaad Hawda Mariyey “Daawo Muuqal
September 17, 2017 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Gobalka Awdal Md Cabdikariim Maal oo warbaahinta
la Hadley ayaa waxaa uu hawda mariyey hanjabadii ugu adkeed ee uu u diro xukuumada iyo xisbiga Kulmiye
Masuulkan ayaa sheegay in Musharax Ciro oo dhawaan tagi Doona Borama uu Khayr-yada Borama dadka kala hadli doono isla markaan 200 oo baabuur oo sameecado saari doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan