berberatoday.com
Haweenay Somalida Dalka Jabuuti Udhalatay Kamid Ah Oo Kawarantay Dhaawacyo Halisa Oo Qoomiyad Oromadu Ugu Geysteen Deegaanka Haramaanyo
September 19, 2017 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Caasha Ciise waxay ka mid ah dad safar ahaa oo la socday gaadiid, kuwaas oo Soomaalinimo darteed loogala degay gaadhigii ay la socotay, inkastoo ay sheegtay inay reer Jabuuti tahay hadana looma joojin ee baabuurkii ayaa lagala dagay kadib waxa badbaadiyey ciidamadda Fadaraalka Itoobiya, kuwaas oo usoo gudbiyey magaaladda Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya.
Caasha Ciise oo ka hadlaysa sida loola degay gaadhiga iyo dhibaatadda ay kala kulantay qoomiyadda Oormadda waxay tidhi “waxaan ka imid Jabuuti gaar ahaan xaafadda Balbala, waxaan imid Itoobiya oo aan ku socday Herer oo arrimo caafimaad u tagay markii aan ka imid oo iska soo daweeyey ayaan soo maray Haramaayo laakiin nasiib daro waxa la igala tagay baabuurkii aan la soday, waxaan u sheegay in aan reer Jabuuti ahay oo Paasaboorku ii fiisaysan yahay, layma dhagaysan, waxaanay igu yidhaahdeen ma ciidanka Soomaaliya ka tirsan tahay, ka dibna ciidankii Booliska ee Oromadda iyo shacabkoogii ayaa igu degay oo qof waliba wuxuu igu dhufan karayey wuu igu dhuftay, waxaanay ila dhaceen qof waliba waxa uu heli karayey, anigoon waxba kala garanayn oo koomo jiray waxaan is arkay uun anigoo Jig jiga joogo, markii aan idhi yaa I keenayna waxa la ii sheegay in ciidanka Itoobiya ee fadaraalku isoo badbaadiyeen, kaliya waxa la ii dilay uun soomaali baad tahay, marka dad reer Jabuuti ah way laayeen, dad reer Somaliland ah way laayeen waxba umay aabo yeeleen oo SOomaali markay arkaan way dilayaan, wixii aan sitay oo dhan way qaateen hadiii ay Pasboor tahay, haday dharkii tahay iyo haday dhegihii aan xidhnaa tahay way iga furteen.”

 
Image may contain: one or more people and close-up
Image may contain: 1 person, outdoor
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews