berberatoday.com
Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Ku Qaabilay Wax-Garad Iyo Tagaareeraaal Ka Soo Jeeda Shacbi-Weynaha Reer Berbera+Daawo Sawiro
September 19, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Xaflad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey shacbi weynaha ku dhaqan magaalada Berbera ee gobalka Saaxil iyo weli ba sida oo kale muruq maalka ka shaqeysta dekadda Berbera ee loo yaqaano Geellaha, ayaa maanta kadhacday Hotel Maansoor ee Magaalada Berbera.

Xafladdan, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbigaasi, xubno ka tirsan hoggaanada, guddiyada, guddiyada fulint, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba sida oo kale siyaasi Abiib Timacad, Siyaasi Cabdillaahi Cirro, Xildhibbaano, Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo weli ba madaxda heer gobal ee Xisbigaasi.

Qaar ka mid ah taageerayaashaas ku soo biiray Xisbiga WADDNI oo ugu horreyn halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin ku soo biiritaankooda Xisbiga WADDANI, waxaana ay dhaliilo xooggan u soo jeediyeen Xisbiga KULMIYE oo ay sheegeen uu dhibaateeyey magaalada Berbera isla mar ahaantaana ay aad u liidato xaaladda nololeed ee shacabka ku dhaqan Berbera oo intooda badan ay noloshoodu ku tiirsaneyd dekadda Berbera Ee Xukumada Siilanyo Ku wareejisay Shirkada Macaash Doonka Ah Ee DP World.

Madaxda heer gobal ee Xisbiga WADDANI iyo weli ba siyaasiyiin tira badan oo ka soo jeeda Berbera oo iyagu na dhammaantood halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in ay maanta ku faraxsan yihiin in magaalada Berbera ay u soo ban-baxday siddii ay hormuud uga noqon lahayd isbedal dhaba oo ka dhaca guud ahaan dalka, waxaan ay cod dheer ku sheegeen in Xisbiga WADDANI yahay Xisbigii dib u soo celin lahaa hantida reer Berbera ee sifada sharci darada ah lagu la wareegay.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo isna dhankiisa halkaas ka hadlay, ayaa si weyn u soo dhaweeyey Wax-garadka iyo Muruq maalka reer Berbera ee maanta ku soo biiray Xisbiga WADDANI, waxaana uu cod dheer ku sheegay in Xisbiga WADDANI uu si muuqata gacanta dadka ugu soo celin doono hantida umadda ee sifada sharci darrada ah loo boobey Ee Ay kamida Tahay Dekeda Berbera.

Image may contain: 22 people, crowd

Image may contain: 29 people, crowd

 

Image may contain: 18 people, people smiling, crowd

Image may contain: 24 people, people smiling, crowd

Image may contain: 22 people, people smiling, crowd

Image may contain: 20 people, crowd

 

Image may contain: 3 people, people smiling

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 5 people, people smiling

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 8 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 23 people, people smiling, crowd

Image may contain: 20 people, people smiling, crowd

Image may contain: 12 people, people smiling, crowd

Image may contain: 16 people, crowd

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 6 people, people sitting and hat

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 20 people, crowd

Image may contain: one or more people and crowd

Image may contain: 1 person, crowd

Image may contain: one or more people, crowd and indoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, smiling, eating and crowd

Image may contain: 21 people, crowd

Image may contain: 3 people

Image may contain: 29 people, people smiling, crowd

Image may contain: 20 people, people smiling, crowd

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews