AKHRI Waa labada sanna ka hore markii indho uu qabye …. oo barnaamijka dhalinyardada TV qaranka ka baxa Ku casuumo waan Hubaal inaad ooyi Doontid Murugo iyo Cabdilahi Max’ud ducale(Gacmoole) Waa wiil Dhalinyaro Ah oo somaliyeed Balse Ay Soo Waajahday xaalado Adagi oo Mudan In Lagu Cibro Qaato
Cabdilahi isagoo yar ayuu Ifka ku Waayay labadiisii waalid ee Hooyadii Iyo aabihii Kuwaasi oo Allihii Abuurtay Oofsaday
Hadaba Wiilkan Dhalinyarada Ah ayaa maalin maalmaha ka mid ahi Miino Ku Qaraxday Isagoo dhaawac aad u weyn oo Soo Gaadhay uu Sababay Inuu waayey labadiisii gacmood waanu iska bogsadey waxaa uu noloshiisii badan keedii ku soo qaatey Dalka
Wuxuu cabdilaahi Maxamed Ducaale Dhamaystay dugsigi hoose ilaa dugsigii sare kadib waxa uu u Wareegay magalada hargaysa wuxuuna ka bilaabay jaamacad ALPHA isagoo ku noolaa nolol adag hadana ilaahay ayaa u fuddeeyey waana uu dhamaystey markuu shaqo helay bil kabacdi cabdilahi waxaa uu Waayay Laba Laxaad oo kale Wuuna indho beelay Alle Ha Ugargaare
Alaahu akbar alaahu akbar
hadaba mudane ama marwo waa mihiim inaad walaalkaa oo tabaalaysan aad caawisaa hadaba walayaal Cabdilaahi Maxamed Ducaale waxa uu ku sugan yahay guri cidlo ah aabana malaha hooyana malaha bi fadlik walaal ilahay dartii u soo caawi xasanaad ayaad ka helaysaaye kala soo xidhiidh
4325700 9479264 thnks all
ha ilaawin inaad share dhahdo adii aad akhriday oo ilahay indho ku siiyey si loo wada caawiyo walalkeen