berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Marwada Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kabo Adag Utolatay Kaanbeynka Xisbiga Kulmiye Iyo Deegaano Ay Booqatay
September 22, 2017 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Marwada labaad ee qaranka Somaliland isla markaana ah marwada madaxweyne ku xigeenka Marwo Raxma Xaaji Maxamed  Suldaan ayaa waxaaa ay u muuqataa in ay ku soo biirtey kaanbeynka xisbiga Kulmiye uu mar labaad ugu jiro in uu talada dalka ku qabto

Marwadan oo safar sanqadh yaraan ah dhawaan ku timid magaalada Borama ayaa waxaa ay safar ku tagtay degaanada Xariirad ee waqooyiga magaalada Borama , halkaas oo goobihii lagu soo dhaweeyey lagu xardhey xisbiga Kulmiye .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews