Daawo Muuqalka”Masuulyiin Iska Casilay Xisbiga UCID Iyo Xilalka Ay Hayeen
September 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in ay iska casileen xisbiga
UCID laba masuul oo xisbigaasi xilal ka hayey , waxaana ay kala yahin xoghayhii siyaasada ee xisbigaasi iyo Marwo Saynac Cabdi oo ka mid aheyd xubnaha olalaha xisbiga UCID ee gobalka Maroodi-Jeex